Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray caawa magaalada Addis Ababa
(May 23, 2013)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa caawa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana uu ka qeyb gali doonaaa munaasabad lagu xusayo 50 g
Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone oo gaaray degmada Dhoobley
(May 23, 2013)
Afmadow:-Ciidamo ka tirsan dowlada Sierra Leone ayaa gaaray maanta Degmada Dhoobley ee gobalka J/hoose waxaana lagu sheegay tiradooda in ay gaarayaan  ilaa 100 askari kuwaas oo hordhac u ah 850 oo as
Muqdisho oo lagu xusay 50 Guuradii ka soo wareegtay Midowga Africa
(May 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika. Xafladan ayaa waxaa sidoo kale ka soo
Gacan ku dhiiglayaashii dilay ANH Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax oo Maxkamad la keenay
(May 23, 2013)
Garoowe:-Waxaa shalay la keenay Maxkamadda Darajada Koowaad ee magaalada Garoowe gacan ku dhiiglayaashii dilay Alle ha u naxariistee Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. waxaana tirada guud ee loo heysto dilk
Saraakiil ka socda Hay’adda ICRC oo gaaray magaalada Kismaayo
(May 23, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose Saraakiil ka socda Hay’adda Laan qeybta Cas ee ICRC , wafdigaan ka socda Hay’adda ICRC ayaa markii ay gaareen magaa
Booliska dalka Britain oo toogasho ku dhaawacay labo nin degmada Woolwich
(May 23, 2013)
London:-Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu aad u liidato kaddib markii ay raggaasi weerarka ku qaadeen askariga milateri
Magaalada Gaarisa oo xalay lagu dilay 2 qof oo rayid ah.
(May 23, 2013)
Gaarisa:-Dabley Bastoolado ku hubeysan ayaa bartamaha magaalada Gaarisa waxay ku dileen 2 qof, iyadoona goobta falku ka dhacay  ayan ka fogeyn xafiisyada dowladda ee magaalada Gaarisa. Ilaa iyo ha