Ardayda Puntland oo u fariistay Imtixaanada shahaadiga ee Dugsiyada 8aad iyo 12aad.(Masawiro+Cod)
(May 25, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furey imtixaanaaadka Shahaadiga Puntland  kaas oo si rasmi ah u furmay maanta waxaana imtixaanka u fariisan doona boqo
Ciidamo ka wada tirsan DFS oo maanta ku dagaalamay Magaalada Muqdisho
(May 25, 2013)
Muqdisho:-Ciidan ka wada tirsan Militeriga DFS ayaa maanta ku dagaalamay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Banaadir ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ka dib markii ay isku qabsadeen lac
Madaxweynaha Juba Land Axmed Madoobe oo eedeyn u jeediyey Madaxda DFS (Dhageyso)
(May 25, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa digniin u diray madaxda DFS isaga oo sheegay in DFS ay faro galin ku heyso arimaha Kismaayo  Ahmed Madoobe ayaa k
Zubeyr Muhaajir oo Hoggaamiyaha Al-Shabaab ugu baaqay inuu u hoggaansamo Shareecada.
(May 25, 2013)
Muqdisho:-Zubeyr Mujaahir, oo ah ninka Al-Shabaab u xil saarteen inuu dhexdhexaadiyo, ayaa hoggaamiyaha xarakada Abuu Zubeyr, ugu baaqay inuu u hoggaansamo Shareecada Islaamka. War qoraal ah oo ku
Qarax lala beegsaday Ciidamada Itoobiyaan ee ku sugan magaalada Baladweyne
(May 25, 2013)
Baladweyne:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in Qarax miino lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baladweyne waxaana qaraxa ka dha
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo Howgallo ka wada xaafadda Buulo-xuubeey
(May 25, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa howgallo  ka wada maanta qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir . Ciidamada DFS iyo kuwa AMI