Dhageyso Wareysigii Abuu Mansuur Al-Amriki oo ka cabanaya Amiirka Al-Shabaab (Cod)
(May 12, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale lagu faafiyey mareegta AlJahad oo taageerta ururka Al-Qaacida wareysi dheer oo la sheegay in uu bixiyey Cumar xamaami oo loo yaqaan Abu Mansuur Al-Amriki oo baryahaan cabas
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/05/xasan1.jpg)
(May 12, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu horkacayey ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka soo qeyb galeen shirkii London oo looga hadlayey ari
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/05/DSC04417.jpg)
(May 12, 2013)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo bisha ahayd 12/05/13 lagu qabtay magaalada Johannesburg dalka koofur afrika dowro loo qabtay macalimiinta qur,aanka ee magaalada, dowradaas oo lagu qabtay MARKAZKA AL BAY Puntland oo ka digtey isqabqabsi siyaasadeed DFS (Warsaxaafadeed)
(May 12, 2013)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa si weyn uga digaysa soo cusboonaysiinta isqabqabsiga siyaasadeed ee Hey’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana jira koox Xildhibaano ah oo wadda mooshin ka so
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/05/qarax-bom.jpg)
(May 12, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Bam gacmeed lagu tuuray xalay ciidamo ka tirsan DFS kuwaas oo marayey agagaarka Masaajidka Sheekh Aweys oo ku yaala Isgoyska Ceel
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/05/isbaaro1.jpg)
(May 12, 2013)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in darawalada gawaarida ka dhaqeysa inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Marka ay shaqa joojin sameeyeen ka dib markii isbaarooyin badan la soo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/05/howgalo.jpg)
(May 12, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa xalay howgal ballaaran ka sameeyay xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir waxaana howlgaladaas ay ku qabteen dhalinyaro gaareysa ilaa 80 kuwaas oo loog
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|