Bam Lagu tuuray caawa Saldhiga Miir ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo
(May 6, 2013)
Gaalkacyo:Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caaw bam lagu tuuray xarunta saldhiga Miir ee magaalada Gaalkacyo oo ku yaal xaafadda Horumar ee
Axmed Kismaayo oo loo magacaabay agaasimaha idaacada iyo Tv. Puntland
(May 6, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in agaasimaha idaacada iyo telefishinka Puntland loo magacaabay  wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland shir jaraa’id ku qabtay Garoowe
(May 6, 2013)
Garoowe:-Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland  Dr.Maxamed Xasan Barre ayaa maanta shir jaraa’id  ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland isaga oo shaaca ka qaaday  11-Bishan May 
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo xiray wadooyinka magaalada Muqdisho
(May 6, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka mar kale dib u xiray wadooyinka waaweyn ee Muqdisho, xili shalay uu qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay isgoyska KM-4 kaas oo galaaftay nolasha dad ray
Fadlan Caawi Maryan C/laahi Cali oo labada Kilyood aysan Shaqeynayn (Daawo)
(May 6, 2013)
Nairobi:-Maryan C/laahi Cali waa gabar Soomaaliyeed oo ku xanuunsan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana ay ka xauunsan tahay labada kilyood oo dhaqadoodii gabay waxaana walaal ka mid ah w
Maragfur minanka dhexdiisa ah(وشهد شاهد من أهله) W/Q Sh Abdirisaaq Sugulle Mohamed
(May 6, 2013)
Mahad oo dhan Allah ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo naxariisna suubanaheenii Muxamed korkiisa ha ahaato. Intaa dabadeed.. Allaah wuxuu qur’aanka u soo dejiyay in lagu cibro qaato, oo axwaalaha nol
Madaxweynaha DFS oo xalay ka dhoofay Muqdisho kuna sii jeeda London
(May 6, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka dhoofay magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda magaalada London si uu uga qeyb galo Shirka London oo ay soo qabanq