Dagaal khasaare nafeed geystay ayaa Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ku dhex maray gobolka Hiiraan.
(May 22, 2013)
Hiiraan:-Dagaalka oo shalay dhacay, ayaa waxay laba dhinac  isku farasaareen deegaanno ku dhow xadka gobolka Hiiraan la wadaago xuduudda gobolka ay Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya. Dad kor u dh
Heshiis dhexmaray Jaamacada Bariga Africa(EAU) iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland (MOH)
(May 22, 2013)
Garoowe:-Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Jaamacada ugu da’da weyn uguna balaaran deeganaada Puntland Sidoo kale JBA waa jaamacada kaliya ee leh kuliyada Caafimaaadka iyo Cisbitaal u gaar ah (teachin
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa
(May 22, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiis kiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb
Aafada tahriibka da’yarta Soomaaliyeed. sababo iyo solution W/Q: Abdulqani Hussein (Akhriso)
(May 22, 2013)
Hargeysa:-Illaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebigeena dushiisa.Beryahan danbe waxa si wayn u shaac baxay erayga TAHRIIB oo ka tarjumaya hayaanka is miidaamin
Xildhibaannada Golaha baarlamaanka DFS oo kulan yeelan doona
(May 22, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaannada Golaha baarlamaanka Dowllad Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku qaadan doonaa xarunta Golaha shacabka si ay uga doodaan mooshin ay ilaa 110 Xildhibaan ka ke