Lacag deeq ah oo la soo gaarsiiyey Jaamacadda Bariga Afrika ee Buuhoodle.[Masawiro]
(October 8, 2013)
Buuhoodle:-Xarunta jaamacada bariga afrika Faraceeda Buuhoodle waxaa  lasoo gaadh siiyey Deeq lacageed oo cadadkeedu dhan yahay 8000 iyo 70 dolar waxaana soo gaadhsiiyey Jaaliyadda Soomaliyeed ee dal
Fadliga 10 hore ee bisha Carafa Shiikh Maxamuud Abu Shayba[Daawo]
(October 8, 2013)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub uu Sheekh Maxamuud Abuu Shayba kaga hadlaayay fadliga ku jira tabanka hore ee bisha carafa , Sh Maxamuud Abu Shayba ayaa waxaa uu muxaadaradaan ka jeediyey Masjidka Al-hid
Wasiirka G/dhiga DFS oo ka hadlay kulan ay la qaateen Madaxweynaha DFS
(October 8, 2013)
Muqdisho:-Wasaarada G/dhiga ee DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay mar uu wareysi diiyey idaacada ku hadasha afka DFS in wasaaradiisa ay dhameystirtay qorshe lagu weerarayo deegaanada Al-Sha
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaaday Saraakiisha sare ee ciidanka DFS
(October 8, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha  Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  Villa Soomaaliya  kulan kula-qaatay Sarakiisha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Kulanka