Abu-Yasir Al-Muqdishi oo sheegay magacyadda raggii dilay Ibraahim Afgaan iyo Macalin Burhaan.[Dhagayso]
(October 18, 2013)
Muqdisho:-Waxaa  mar kale Abu-Yaasir Al-Muqdishi oo ka mid ah culimada ama hogaanka ururka Al-shabaab uu si rasmi ah u shaaciyey raggii qorsheeyey ama fuliyey dilkii lagula kacay Ibraahim Xaaji Miica
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(October 18, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Dr.Cabdalla waxaan uu Shiikhu uu ka hadlay Maalinta ugu dambaysa ee Xajka waxaana uu tilmaamay in l
Mid ka mid ah dableydii weerartay Westgate oo magaciisa la shaaciyey.[Video]
(October 18, 2013)
London:-Waxaa xalay uu soo daayey Tv-ga BBC-da warbixin kooban oo uu uga waramayo ni dhalinyaro ah oo ay ku sheegeen in la ogaaday in uu yahay Soomaali kuna noolaa dalka Norway magaciisana lagu sheega
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan magaalada Kismaayo
(October 18, 2013)
Kismaayo:-Waxaa la filayaa in magaalada Kismaayo ay soo gaareen wafdi ka socda  Qaramada Midoobay, Wafdigaan ayaa waxaa ay kulamo la qaadan doonaa Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan axm