Waayihii Dalkeyga – 1W/Q Sheekh Maxamed Idirs Ahmed
(October 20, 2013)
Mecca:-Markii aan garaadsaday waxaan indhaha ku kala furay Dalkayga Somaaliya oo Nabada oo Dawladi ka jirto..Waxaan Subixii Aroorta Hore u kalixi jirey Iskuulka Degmada aan ku dhashay..oo Caasimadda M
Makka maxaan ku soo arkay? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(October 20, 2013)
Dad xoolohooda janno ku doonaya oo la taagan waddooyinka xujeydu marayaan cunto, biyo iyo cabbitaano kale. Waddada isku xirta Jidda iyo madiina, tan u dhexaysa Makka iyo Madiina iyo mida xiriirisa Jid
Madaxweynaha Puntlland iyo Nicholas Kay oo ku kulmay Garoowe.[Cod/Masawiro]
(October 20, 2013)
Garoowe:-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaliya Ambassador Nicholas Kay iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, Ergayga  gaarka ah ee Qaramada Mi
Wafdi uu horkacayo wasiirka G/dhiga DFS oo gaaray magaalada B/weyne
(October 20, 2013)
Hiiraan:-Wafdi  uu horkacayo  wasiirka G/dhiga ee DFS  C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana wafdiga ku soo dhaweeyey garoonka Ugaa
Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(October 20, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu horkacyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose,waxaana wafdigan uu hordhac u yahay
Ambassador Maxamed Saalix Al-Nadiif oo kulan la qaatay Ahmed Madoobe
(October 20, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Ergayga gaarka ee  AU u qaabilsanarimaha  Somalia Ambassador Maxamed Saalix Al-nadiif  ayaa shalay kulan kula qaatay magaalada Kismaayo Madaxweynaha KMG ee Maamulka J