Dufcaddii 13-aad oo ka qalin jabisay jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Bosaso[Masawiro]
(October 31, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta jaamacadda Bariga Afrika xaflad qalin jabin loogu qabtay dufcadii 13-aad ee qalinjabisay jaamacadda Bariga Afrika , ardaydaas oo isugu jiray gabdho iyo wiilal  Ardayda maanta x
Tacsi ku socta Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Kenyaawi
(October 31, 2013)
Qaahira:-Waxaan halkaan Tacsi uga direynaa  Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi oo ay hooyadiis ku geeriyootay dalka Kenya oo ay in mudo ah ku xanuunsaneyd. Waxaan alle uga baryeynaa in uu j
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir jaraa’id ku qabtay degmada Taleex
(October 31, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka  Puntland Gen Cabdi Samed Cali Shire ayaa maanta Shir jaraa'id ku qabtay gudaha degmada Taleex ee gobalka Sool wuxuuna ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin socdaal
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 31, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo degay goordhaw garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey
Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxamaan Farole kala diray Xildhibaanada Puntland
(October 31, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxamaan Sh Maxamed Farole ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Golaha Baarlamaanka ee Puntlland oo xilkoodu uu maanta ku ekaa. Kulanka Golaha Baarlamaanka Puntlla
Madaxweynaha DFS oo maanta booqasho ku tegi doona magaalada Kismaayo
(October 31, 2013)
Kismaayo:-Madaxwaynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta la filayaa in safar ay ku yimaado magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Wafdiga Madaxweynaha DFS Xassan