Ra’iisulwasaaraha DFS oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho (Warsaxaafadeed+Cod )
(October 6, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ugu qabtay bahda warfaafinta gudaha iyo dibadda, kadib
Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba oo dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo
(October 6, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo  ee xarunta gobalka J/hoose. Madax