Bangiga Barclays oo joojiyey la shaqeynta Xawaaladaha Soomaalida.
(October 1, 2013)
London:-Bangiga Barclays, oo xawaaladaha Soomaalida u qabtay ugu dambeyn 30 ka bishii 9aad ee xalay dhammaatay, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in laga bilaabo maanta uu Bangigu joojiyey la shaqe
Madaxweynaha dalka Kenya oo sheegay in ciidamadooda aysan ka baxayn Soomaaliya
(October 1, 2013)
Nairobi :-Munaasabad Baroor diiq ah oo loo sameeyey dadkii lagu laayey xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ayaa waxaa maanta khudbad ka jeediyey Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta waxaana uu sheeg
Nadwadii ka socotay Garoowe oo gashay habeenkeedii 3aad.[Masawiro]
(October 1, 2013)
Garoowe:-Nadwadii ka socotay Garoowe ayaa waxaa ay gashay habeenkeedii 3aad waxaan  muxaadaro uu ugu magacdaray Shubuhaadka Khawaarijta iyo Jawaabaha laga bixiyey (شبهات منهج أرباب ال
Tv-Aljazeera.net oo waraystay Nicholas Kay iyo Yoweri Museveni.[Daawo]
(October 1, 2013)
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Al-Jazeera.net waxaan laga waraystay xili UN-ka uu u igmada ee arrimaha Soomaaliya iyo weliba qaraxii
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(October 1, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyey garoonk