Xarunta cusub ee dagmada Dharkeenley oo maanta xariga laga jaray
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Xarun cusub oo ay yeelato Maamulka dagmada Dharkeenley ayaa waxaa maanta xariga kajaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ay w
Allaha unaxaristee Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo lagu aasay Muqdisho
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Allaha unaxaristee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo ugeeriyooday xalay dhaawac  kooxo hubeysan ay u geysteen isaga oo ku sugan Degmada Wadajir.
Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyey heshiis dhexmaray DFS iyo shirkad Turki ah
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dho