Halgan.net oo idiin soo gudbineysa Nadwadii ka dhacday magaalad Garoowe.[Dhageyso]
(October 17, 2013)
Garoowe:-Waxaa markii ay Taariikhdu ahayd 28/09/2013 lagu qabtay magaalada Garoowe gaar ahaan  Masjidka weyn Al-hudaa ee Garoowe Nadwadii lixaad oo ka mid ah Nadwooyin Taxana ah oo sanad kasta lagu q
Muuqaal cusub ee weerarkii WestGate oo uu soo bandhiga Tv-ga CNN-ka.[Daawo]
(October 17, 2013)
Nairobi:-Saxaafadda kale duwan ee caalmaka ayaa waxaa ay maalinba maalinta ka danbay say waxaa ay soo saarayaan Muuqaal cusub oo ku saabsan dhalinyaradii weerartay xaruntii ganacsiga ee Westgate oo iy
Samawade..Sedkiisii Ma Helay..(1 of 2 ) W/Q Sh Maxamed Idirs Axmed
(October 17, 2013)
Mecca:-Samawade, Waa Ilma yar.. Hooyadii waa xaaskii 2aad oo Aabihiis guursado..Minyaradu marna iyadaa la riixaa.. Marna iyadaa wax riixda, waa adduun iyo xaalkiis! Samawade Xaaladiisa, Minyaradooda w
Golaha Wasiirada DFS oo diirada lagu saaray adeegga Asaasiga ah ee caafiamaadka dalka
(October 17, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya yaa maanta yeeshay kulankoodii joog tada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saa
Hay’adda Haro oo ka qaybisay barnaamij udxiyo magaalada Garoowe[Masawiro]
(October 17, 2013)
Garoowe:-Hay’adda Haro ee ka shaqaysa arrimaha khayriga ah sidda xanaanaynta agoomaha iyo taakulaynta barakacayaasha ayaa waxay ka fulisay maalmahaan aannu ku jirno ee Ciida Carafo barnaamij udxiyo
Sidee looga ciiday Seattle ciidul Adxaa 2013 ?
(October 17, 2013)
Seattle:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan Seattle ayaa si wanaagsan u wada ciiday iyagoo aad iskugu hambalyeynaya Ciida Adxaa. Bulshada Soomaaliyeed ee muslinka ah ee ku
Magaalada Helsinki ee Dalka Finland oo si weyn looga ciiday (Daawo)
(October 17, 2013)
Helsinki:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ahayd  taariikdu Octoobar  15,2013 lagu tukaday Garoonka weyn ee Helsingin Urheilutalo ee ku yaal magaalada Helsinki ee Dalka Finland Salaaddi Ciidul Adxa .