Wadada Daaru Salaam oo maanta la dhagax dhigay magaalada Boosaaso (Daawo)
(October 7, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta xarig laga jaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari wadada Daaru salaam oo ah wado la saari doono laami taas oo isku xiri doonta suuqa weyn ee magaalada iyo dekeda weyn
Sheekh Maxamuud Abu Sheyba oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)
(October 7, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ,Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray
Madaxweynah Jubba oo sheegay in aysan ka qeybgaleyn shir ka dhacaya Muqdisho
(October 7, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo  ee xarunta gobalka J/hoose. Sheekh Ahmed Madoobe ay
Wargeyska The Telegraph oo warbixin ka qoray weerarkii ka dhacay degmada Baraawe
(October 7, 2013)
London:-Warbixin qoraal ah oo lagu soo daabacay shalay Wargeyska The Telegraph ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkii ay ciidanka Maraykanka ay ku qaadeen degmada Baraawe in lagu dilay saraakiil ka tirs
Booliska Kenya oo soo bandhigay muuqaal 2 dhalinyaro oo ay ku eedeeyeen weerarka Westgate.[Daawo]
(October 7, 2013)
Nairobi:-Ciidanka Booliska ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen sawirro iyo magacyo labo dhalinyaro ah oo ay ku sheegeen in ay ka qayb qaateen weerarka ka dhacay xarunta ganacsiga ee Wes