Roob lagu diirsaday oo caawa ka da’aya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal
(October 22, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa ka curtay magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal Roobab mahiigaan ah kuwaas oo caawa maqribkii sida ay u bilaawdeen wili  da'aya . Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Pu
Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray Taleex
(October 22, 2013)
Taleex:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa uu safar ku gaareen magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ee gobolka Sool wafdiga madaxweyne ku xigeenk
Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo soo gaaray magaalada Kismaayo
(October 22, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD,  Midowga Afrika, Midowga Yurub, waxaana wafdiga ku soo dhaweeyey garoonka diyaarad
Ciidanka Booliska Boosaso oo qabtay dablaydii dhaca ka geystay Suuqa Dahabka Boosaaso.[Masawiro]
(October 22, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa saaka waxaa ay ku soo bandhigeen Saldhiga Bartamaha ee Boosaaso labo dhalinyaro ah oo fal burcadnimo shalay ka geystay Su
Madaxweynaha DFS Waa in sharciga la horkeeno cidii isku daydey inay disho wariye Timocadde
(October 22, 2013)
Muqdisho, 22 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey falkii isku dayga dilka ee loo geystay Wariye Maxamed Maxamud Tima
Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo lagu dhaawacay Muqdisho[Masawiro]
(October 22, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in saaka lagu dhaawacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir wariye ka tirsan TV. Universal gaar ahaan xaruntiisa Muqdisho. Wariyaha