Gabdho Soomaali ah oo u Jihaad Tagay dalka Syria.[Dhagayso]
(October 24, 2013)
Oslo:-Idaacadda VOA ayaa wareysi la yeelatay aabaha labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomali ah oo ka tagay dalka Norway, una socdaalay Turkiga si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka socda Syria. Gabdhaha
Waayihii Dalkayga qaybtii 2aad W/Q Sh Maxamed Idirs
(October 24, 2013)
Ayaamaha aan ka sheekaynayo saaxiibayaal waa ugu yaraan 45 ka hor...woow...intiina ugu badan markaa ma jirin..waayo Dawlad la,aanta ayaaba hadda 22 sano madaxa la gashay. Iskuulka  waxaan iman jirney
Wasiirka G/dhiga ee DFS oo la kulmay Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga
(October 24, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/Xakiim Maxamuud Xaaji Faqi oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Muuse Cabdulle Maxamuud,Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Gen.Da
Sirdoonka dalka Norway oo ka Hadlay Xasan Dhuxulow.[Dhagayso]
(October 24, 2013)
Oslo:-Hay’adda Sirdoonka Gudaha ee dalka Norway ayaa markii ugu horeysay ka hadashay nin dhalashada dalkaas haysta oo asalkiisu dalka Somalia ka soo jeedo, kaas oo ku lug lahaa weerarkii ka dhacay s
Shirka Golaha Wasiirada ee DFS oo looga hadlay Miisaaniyadda 2014
(October 24, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudan