Sh.Umal oo ka jawaabay hanjabaad dil ah oo ay u soo direen Al-shabaab.[Daawo Video]
(October 5, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya kuna nool dalka Kenya gaar ahaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa uu ka jawaabay hanjabaadyo ay u s
Ciidanka Badda Puntland oo u dabaaldegay sanad guuradii 3aad markii la asaasay(Daawo)
(October 5, 2013)
Boosaaso:-Munaasabad balaaran oo lagu maamuusay sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidamada badda ee dowlada Puntland ayaa waxaa maanta lagu qabtay  xero wayn oo ciidanka Badda Puntla
Raisulwasaaraha DFS oo tacsi u diray ehelada Soomaalidii ku geeriyootay Jaziiradda Lampedusa
(October 5, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha Jaziirada La
Warar dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii ka dhacay degmada Baraawe.
(October 5, 2013)
Baraawe:-Ciidamo ajanabi ah ayaa waxaa ay xalay weerareen guri ku yaal degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, ciidankaan ajnabiga ah ayaa waxaa ay doonyo dheereeya uga soo dageen dhinac Xeebta
Weerar saaka Aroortii ka dhacay guri ku yaal degmada Baraawe
(October 5, 2013)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Baraawe ayaa sheegay in  saaka aroortiii hore uu weerar lagu qaaday guri ku yaal magaalada Baraawe gurigaas oo aan ilaa hadda la aqoon cidda ku jirtay iyo c