Muuqaal Video ah oo uu soo bandhiga KTN-Tv ee dalka Kenya.[Daawo]
(October 4, 2013)
Nairobi:-Waxaa markii ugu horaysay Teleefishinka Kenya gaar ahaan KTN -Tv uu soo daayey muuqaal kooban oo laga arkayo 4 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen dhalinyaradii weerarka dadka
Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(October 4, 2013)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Waxaana khudbadiisa uu uga hadlay Acmaa
Taliyaha Ciidanka Xoogga ee DFS Jen Daahir Aadan oo gaaray Degmada Mahadaay
(October 4, 2013)
Mahadaay:-Taliyaha Ciidanka Xoogga DFS Jen Daahir Aadan Cilmi ayaa goordhow gaaray degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Maamulka Degmada Mahadaay iyo saraak
Magaalada xeebta ah ee Mombasa oo xalay lagu dilay ilaa 4 qof
(October 4, 2013)
Waxaa magaalada Mombasa ee ku taalla xeebta dalka Kenya, lagu dilay  xalay  ilaa 4 qof waxaana lagu toogtay bartamaha magaalada Mombaza iyaga oo ka soo baxay Masaajid ku yaal magaalada Mombaza.