Khudbadii Caraf ee maanta oo uu akhriyey Sh Saalax Bin Cabdul Casiis Aalla Shiikh.[Daawo]
(October 14, 2013)
Waxaa mahad alle ah in aan caawa idiin soo gudbin khudbadii Caraf ee uu maanta akhriyey Mustiga Sacuudiga Shiikh Saalax  Bin Cabdul Casiis Aalla Shiikh ,  Shiikh Saalax Bin Cabdul Casiis ayaa waxaa
Madaxweyne ku xigeenka Puntlland oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(October 14, 2013)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntlland ahna ku simaha Madaxweynaha Puntlland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa uu caawa hambalyada ciidul adxaha ah u diray shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar
Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida
(October 14, 2013)
Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Adxaa. Waxaa alle uga baryeynaa in dhamaan Uma
Saraakiisha Maamulka Gobalka Hiiraan oo Shirjaraa,id ku qabtay magaalada B/weyne
(October 14, 2013)
Hiiraan:-Saraakiisha  Maamulka Gobalka Hiiraan ee DFS ayaa waxay maanta soo bandhigeen xubno ay sheegeen in ay ka tirsan yihiiin Ururka Al-Shabaab kuwaas oo lagu soo qabtay howlgalo ay sameeyeen ciid
Madaxweynaha DFS oo Hambalyada Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed.[Daawo]
(October 14, 2013)
Muqdisho, 15 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamud ayaa dhammaan shacabka Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay jooga
Cali Xaaji Warsame oo sheegay inuu yahay Musharaxa Madaxweynaha PL.[Masawiro/Dhagayso]
(October 14, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in xilka madaxweynanimada Puntland uu u taagan yahay maareeyihii hore ee shirkada Isgaarsiinta ee Golis Cali Xaaji Warsame ka dib markii uu maanta soo
Si live ah ula soco khudbadii Carafa.[Dhamaad]
(October 14, 2013)
Dhamaan walaalaha muslimiinta ee Soomaaliyeed waxaan u soo gudbinaynaa in ay si live ah ula socon karaan  Khudbada Maalinta Carafa , waa maalin weyn ku weyn dadka muslimiinta oo ay xujeyda taagan yih
25 Sargaal oo ka tirsan ciidamada DFS oo shaqadii isaga tagay
(October 14, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 25 sarkaal oo ka tirsan DFS ay isaga tageen ciidanka DFS waxaana ay cabanayaan xuquuqda  ay leeyihiin aqoonta ciidanka DFS oo loo dii