Amiirka Al-ictisaam Bilkitaabi Wasunah oo tahniyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(October 15, 2013)
Muqdisho:-Jamaacatul Ictisaam Bilkitaabi Wasunah ayaa tahniyad ku aadan ciidul Adxaa u diraysa Umada Soomaaliyeed ee muslinka ah waxaana ay shacabka Soomaaliyeed leedahay alle ha nagu gaarsiiyo ciidaa
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika oo gaaray magaalada B/weyne
(October 15, 2013)
Hiiraan:-Waxaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mohamat Saleh Annadif iyo taliyaha ciidanka AMISOM Jen A
Sidee looga ciida maanta magaalada Nairobi ? [Masawiro/Video]
(October 15, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalooyinka Nairobi ee caasimada dalka Kenya iyadoo dadka muslimiinta ah ay si weyn u muujiyeen shacaa'irta Islaamka oo Masaajidda iyo goobaha kale oo loo
Golaha isutaga Masaajida ee W/Mareykanka oo Hambalyo u diraya Shacabka Soomaaliyeed
(October 15, 2013)
Golaha isutaga Masaajida ee W/Maraykanka waxay tahniyad ku aadan Ciidul-Adhxaa ugu tahniyadaynayaan Dhamaan Umada Islaamka ah.Gaar ahaan Umada soomaliyeed,dal iyo dibadba. كل عام وانتم ب
Madaxweynaha JFS oo shacabka kula tukaday Masaajidka weyn ee Isbaheysiga
(October 15, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed  meel walba oo ay joogaan u dire hambalyada ciidul Adhxa. Madaxweynaha ayaa
Goballada dalka Soomaaliya oo si weyn looga ciiday maanta
(October 15, 2013)
Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalooyinka waaweyn ee dalka soomaaliya  waxaan la arkayey dadweynaha oo iskugu soo baxay Fagaarayaasha lagu tukanayo iyo Masaajidda waaweyn iyagoo ku labisan  dh