Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay saraakiisha amniga
(October 19, 2013)
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa maanta kulan balaaran madaxtooyada kula qaatay taliyayaasha ciidanka kala duwan ee Puntland waxana kulankaasi  looga hadlayey Amaanka Guu
Sh.Bashiir Axmed Salaad oo muxaadao ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee Hargeysa.[Dhagayso]
(October 19, 2013)
Hargeysa:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culmada Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeediyey magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Al-Nuur waxaana uu Sheekh Muxaadara
Madaxweynaha DFS oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay magaalada Beledweyn
(October 19, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta si kulul u cambaareeyey Qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay magaalada Beledweyn oo halkaas dad aan wax
Raisulwasaare Saacid oo Cambaareeyey qarax ka dhacay magaalada B/weyne
(October 19, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne ee xar
Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
(October 19, 2013)
Hiiraan:- Waxaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne qarax is miidaamin ah oo lala beegsaday maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taalay meel ku dhow xarunta maamulka ee gobolka Hiiraan,Qarax ayaa waxaa ku