Shir looga hadlayo aayaha gobollada dhexe ee Soomaliya oo ka dhacay Nairobi (Daawo)
(October 23, 2013)
Nairobi:-Shir looga hadlayo aayaha iyo Maamul usameynta gobalada Dhexe ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana shirka looga hadlayey Maamul u sameynta gobalada ,amaank
Madaxweyne Faroole oo maanta furay mashruuc lagu horumarinayo deegaanka Puntland
(October 23, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Faroole ayaa maanta daah furay mashruuca horumarinta deegaanada Puntland mashruucan ayaa waxaa lagu maal-geliyey Aduun dhan 25 mi
Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari oo xukun dil ah riday
(October 23, 2013)
Boosaaso:-Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari ayaa maanta waxaa ay dil toogasho ah ku xukun tay labo qof oo lagu eedeeyey in ay dileen marxuun Maxamed Bashiir oo mudo 5 bilood ka hor ay ku dileen
Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo xaaladiisa caafimaad ay ka soo raynayso
(October 23, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Madiino ayaa sheegay in xaalada caafimaad ee wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde ay ka soo raynayso. Wariye Maxamed Maxamuud Tima-