Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr Ahmed Daahir Aways (Dhageyso)
(October 25, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sh Dr Ahmed Daahir Aways alaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay khudbadii maanta Cabsida Alle iyo Raje
Mid ka mid ah raggii ka badbaaday qorshihii lagu dilay Al-amriki oo la wareystay[Dhagayso]
(October 25, 2013)
Baardheere: Waxaa mar kale lagu faafiyey Rasminews waraysi ay diyaarisay  Mu’assasada Zaylaci lana yeesheen mid ka mid ah raggii ka badbaaday maalintii Al-shabaab ay dileen Abu Mansuur Al- Amriki
Madaxweynaha DFS oo qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika
(October 25, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in C