Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland oo maanta xukuno kale duwan riday
(October 29, 2013)
Maxkamada  ciidanka qalabka sida ee gobollada Bari, Karkaar, Hayland,Sanaag iyo Gardafuu ayaa maanta xukun kala duwan ku riday eedeysanayaal lagu eedeeyey in ay  dhac iyo dil  ka geysteen magaalada
Muxaadaradii Sh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjidka Khaliil ee Boorame.[Daawo]
(October 29, 2013)
Boorame :-Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayo Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa socdaal dacwadeed ku tegay goballada Awdal iyo Gabilay waxaana socdaalkooda ku weheliyey Sh.Feysal Maxamed Cumar Gudoomiyaha mu
Wasiirka waxbarashada Puntland oo sagootisay 38 arday oo deeq waxbarasho ka helay Sudan
(October 29, 2013)
Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa maanta waxaa  ay sagootiyeen  arday waxbarasho ka heshay dalka Sudan ka dib markii ay ka qalinjabiyeen dugsiyadda sare ee Puntland. Xaflada lagu sagooti nayey ar
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray ciidanka Asluubta.[Masawiro]
(October 29, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta waxaa uu tababar socday mudo saddex asbuuc ah u soo xiray qaar ka tirsan ciidanka Asluuta oo tababar lagu siinayey xarunta ta
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga
(October 29, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Madaxwey