Halgan.net oo idiin soo gudbineysa Nadwadii ka dhacday magaalad Garoowe.[Dhageyso]

October 17, 2013 - Written by Editor

3Garoowe:-Waxaa markii ay Taariikhdu ahayd 28/09/2013 lagu qabtay magaalada Garoowe gaar ahaan  Masjidka weyn Al-hudaa ee Garoowe Nadwadii lixaad oo ka mid ah Nadwooyin Taxana ah oo sanad kasta lagu qabto Garoowe. Nadwadaan oo Ciwaankeedu ahaa (ولاتتبعوا السّبل فتقرّق بكم عن سبيله)  – oo ah  qayb ka mid ayaad Quraan ah ayaa waxaa ka soo qayb galay culumo si weyn looga yaqaan Dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadiisa. Nadwadaan cilmiga ah ayaa waxaa hirgelinteeda fududeeyey Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta.

Nadwadaan cilmiga ah ayaa intii ay socotay aysan noo suura gelin in aan habeen walba idiin soo gudbin darsiga ama muxaadarada baxday sababo dhinac farsamada ah oo la xiriirta is gaarsiinta  balse waxaan fursada u helnay in dadaal dheer ka dib ay nadwadaan baahinteeda ay ka qayb qaataan walaalaha Shirkada is gaarsiinta ee ASKUN Wireless Internet Service Provider oo ah shirkadda Is gaarsiineed oo ka hana qaaday degaanada Puntlland.

Maamulayaasha iyo wariyaasha Halgan.net waxaa ay u mahad celinayaa Shirkada is gaarsiinta ee ASKUN Wireless Internet Service Provider oo iyagu fududeeyey in ay bulshada  Soomaaliyeed  ay soo gaarsiiyaan Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahayd ee ka lagu qabtay magaalada Garoowe.

Halkan ka Dhageyso Muxaadaraadkii Nadwada ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online