Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr Ahmed Daahir Aways (Dhageyso)

October 25, 2013 - Written by Editor

20131025_123548Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sh Dr Ahmed Daahir Aways alaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay khudbadii maanta Cabsida Alle iyo Rajeenta Alle الخوف والرجاء isaga oo sheekhu ku waaniyey dadweynihii soo xaadiray khudbadii jimcaha in alle ay ka baqaan oo ay ka toobad keenaan danbiyadii ay galeen dhanka kalana ay rajeyaan nimcada alle oo ay janadu ugu horeyso.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr Ahmed Daahir Aways

[audio:https://halgan.net/Mp3/Dr_Ahmed_Daahir.mp3] ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net, Nairobi

 

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online