Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdismed Cali Shire oo ku sii jeeda Degmada Taleex

October 21, 2013 - Written by Editor

gen-cabdisamd-cali-shire1Taleex:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe Ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya  in Madaxweyne Ku Xigeenka dowlada Puntland Jen Cabdisamad Cali Shire iyo Wafti uu horkacyo ay u Ambabaxeen magaalada Garoowe iyaga oo ku sii jeeda Degmada Taleex Xarunta Gobolka Sool.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ku sugan Taleex ayaa u xaqiijisay Halgan.net in Madaxweyne ku xigeenka Puntland laga sugayo Degmada Taleex halkaas oo shirar iska soo horjeeda laga qabanqaabinayo.

Gawaari badan oo Tikniko ah ayaa shalay gaaray Degmada Taleex kuwaas oo ay wateen ciidamo daacad u ah Jen Cabdisamed Cali Shire waxaana laga cabsi qabaa in dagaal uu dhexmaro ciidamo kala taageersan Khaatumo iyo Puntland.

Socdaalkan uu ku tagayo Taleex Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdisamed Cali Shire ayaa noqonaya kii labaad uu ku tago Degmada Taleex.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online