Ra’iisulwasaaraha DFS oo Tacsi u diray Ehelada Xildhibaan Cumar Islow Maxamed.

October 30, 2013 - Written by Editor

IMG_5288-150x150Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Cumar Islow Maxamed.

“Xildhibaan Cumar Islow wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa inuu jannadiisa geeyo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo tacsi u diray xubnaha golaha Baarlamaanka iyo dhamaan shacabk Soomaaliyeed.

Communication office

media@opm.gov.so

Mugadisho, Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online