Tahniyad ku socota Sheekh Cabdiraxmaan Cismaan Cumar

October 26, 2013 - Written by Editor
1380318_552997804772112_409825842_nLondon:-Halkan waxaan uga dirayaa Tahniyad diiran Sh Cabdiraxmaan Cismaan Cumar iyo Maryan Cabdiraxmaan Cismaan oo wiil ugu dhashay magaaladda Birmingham ee cariga Ingiriiska, Waxaan Allaah SWT uga baryaynaa inuu waladkaas ka dhigo mid diintiisa anfaca, sidoo kale waxaan uga baryaynaa in Allaah SWT uu u fududeeyo Walaasheen Maryan iyo Sh Cabdiraxmaanba inay wiilkaas ku ababiyaan kuna tarbiyeenaan diintiisa xakiimka ah. Allaahuma Aamiin
Sh Maxamed Ibraahim Cawad Abu Axmed

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online