Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo lagu dhaawacay Muqdisho[Masawiro]

October 22, 2013 - Written by Editor

5Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in saaka lagu dhaawacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir wariye ka tirsan TV. Universal gaar ahaan xaruntiisa Muqdisho. Wariyaha saaka lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa la yiraahdaa Maxamed Maxamuud Tima-Cadde waxaana uu ka mid yahay wariyaasha ugu firfircoon TV-Universal .

Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde ayaa dhowr mar oo hore ka badbaaday isku dayo badan oo lagu khaarajin lahaa waxaana uu dhowr mar sheegay in kooxda Al-shabaab ay u soo hanjabeen.Kooxda  dhaawacday wariyha ayaa goobta ka baxsday waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kooxaha Amniyaadka ururka Al-shabaab ee ka amar qaata Axmed Godane ayaa magaalada Muqdisho iyo goballada dalka ku laayey waxgarad tiro badan ,saraakiil,wariyaal,iyo culuma,udiin .Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde ayaa waxaa dhaawaciisa la geeyey Isbitaalka Madiina oo haatan lagu dabiibayo xaaladiisa Caafimaad .

no images were found

 

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online