Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo xaaladiisa caafimaad ay ka soo raynayso

October 23, 2013 - Written by Editor

5Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Madiino ayaa sheegay in xaalada caafimaad ee wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde ay ka soo raynayso. Wariye Maxamed Maxamuud Tima- cadde oo ahaa wariye u shaqay nayey Tv-Universal ayaa shalay lagu weeraray degmada Waaberi xili uu gaarigii uu saarnaa ay kooxda weerartay ay ku dhufteen gaari ka dibna ay ku dhufteen ilaa 6 xabadood waxaana ay uga dhacday rasaasta Qoorta, Caloosha iyo Garbaha.

Madaxa caafimaadka ee Isbitaal Madiina Duniyo Maxamed Cali oo la hadashay saxaafada ayaa sheegtay in xaalada  Wariye Tima- Cadde ay ka soo raynayso marka loo eego dhaawacyada gaaray. Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto cidii ay ku cadaato in ay ka dan beeyeen falka guracan ee lagu dilo ama lagu dhaawaco ee lala beegsado wariyaasha ka howl gala idaacadda magaalada Muqdisho.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online