W/arrimaha dibada DFS Maraykanka uma baahna Oglaansho howlgaladooda ay ka fuliyaan Soomaaliya.[Daawo]

October 9, 2013 - Written by Editor

FawziaWasiirada arrimaha dibada ahna Ra’iisul wasaare ku xigaanka DFS Fawzia Yusuf Adam ayaa waraysi ay siisay Teleefishanka CNN-ka waxaa ay sheegtay in ay soo dhaweynayso weerarkii ay ciidanka dalka Maraykanku ay ku qaadeen degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wasiirada arrimaha dibada ahna Ra’iisul wasaare ku xigaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Fawzia Yusuf Adam ayaa xustay in dowladda Maraykanka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Al-shabaab u yihiin cadaw si wada jirna ay ula dagaalamayaan.

Wasiirada arrimaha dibada ahna Ra’iisul wasaare ku xigaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Fawzia Yusuf Adam ayaa sheegtay in ururka Al-shabaab ay marayaan maalmihii u danbeeyey muuraalkooduna hooseeyo oo iyagii dhexdooda ay dagaala meen.

Wasiirada arrimaha dibada ahna Ra’iisul wasaare ku xigaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Fawzia Yusuf Adam ayaa sheegtay in ciidanka Maraykanka ee howlgalka ama weeararada ka fulay gudaha dalka Soomaaliya aysan uga baahnaya dowllada Federaalka Soomaaliya ogalaasho ama ogeysiin.

Hoos ka dhagayso Waraysiga CNN-ka uu la yeeshay Wasiirada arimaha dibada ahna Ra’iisul wasaare ku xigaanka DFS Fawzia Yusuf Adam

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online