Anigu liiska Al-shabaab ma ku jiraa? W/Q Sh. Axmed Cabdisamad

March 1, 2014 - Written by Editor

secBoosaaso:-Maalin dhaweyd baa warbaahinta Soomaalida lagu soo bandhigay nin Al-shabaab ah oo magaalada Gaalkacyo nin kale ku dhaawacay.Waxaa kale oo la baahiyey in ninkii la qabtay gurigiisa laga soo helay buug ay ku qoran yihiin dad badan oo Al-shabaab dil ugu xukuman.

Khabarkaas ka dib waxaa la ii sheegay in aad la isu weydiinayey su’aasha ah: anigu maku jiraa liiska Al-shabaab?. Taa macneheedu waxaa weeye in la aaminay in ninka Al-shabaab liiskeeda gala uu liiska geerida galay.

Haddaba innaga oo aaminaadaas ka ambaqaadayna su’aashaas jawaabteedu waa: “haa waxaad ku jirtaa liiska geerida xataa haddii aadan liiska Al-shabaab ku qornayn” waayo waxaa la hubaa inaad dhimanaysid haddii aad liiskooda ku jirtid iyo haddii aadan ku jirinba.

W/Q:  Sh. Axmed Cabdisamad
Boosaaso,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online