Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

March 24, 2014 - Written by Editor

itoobiyaHiiraan:-Degmada Maxaas ee  gobolka Hiiraanl, ayaa maanta  u gacan gashay ciidamada dowladda  Soomaaliya  iyo kuwa Itoobiya ee kaabaya ee dhawaan ku biiray AMISOM.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in ciidamo badan oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ay galabta la wareegeen degmada Maxaas, iyadoo wax iska caabin ah ayan ka dhicin magaalada.

Dadweynaha magaalada Maxaas ayaa waxaa la soo daristay cabsi, iyagoona ka baqanaya in magaalada ay ka dhacaan qaraxyo iyo iska horimaadyo, waxaana jirta in  Shabaab ku ay horey u sheegeen inay xeeladeysanayaan dagaallada ay kula jiraan ciidamada huwanta ah.

Dhawaan  ayey aheyd markii ciidamada Itoobiya, lagu daray howlgalka AMISOM ee Soomaaliya, waxaana gobollada bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ka soconaya dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamada huwanta ah.

Somalireal/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online