Ciidamo lagu soo tababaray Talyaaniga oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

March 31, 2014 - Written by Editor

ciiidanMuqdisho:-Safiirka dowladda Talyaani ee Soomaaliya , Mr Andrea Mazzella iyo Wasiirka Maaliyadda , Xuseen Cabdi Xalane , ayaa maanta waxaa ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku qaabileen ilaa 20 Sarkaal oo tababar  ku soo qaaday dalka Talyaaniga(Guardia di Finanza ) arrinkaas oo ay taageeradiisu ay fududeysay Wasaaradda Talyaani ee Arrimaha Dibadda .

Tababarkaan ayaa waxa kale oo qayb ka ahaa Saraakiil ciidan oo tirsan S/land iyo Puntland waxaan intii uu socday tababarkaa lagu qaadanayey arrimo la xiriiri dhinac sharciga iyo adeeg bulshada, Is difaaca , Kontroolka xuduudaha  iyo la dagaalka argagixisada.

Dowladda Talyaaniga ayaa inta uu socdo tababarkaan waxaa ay qalab ay ka mid yihiin Baabuur iyo dhar ay gudoon siisay Ciidanka Booliska Soomaaliya, Dowladda Talyaaniga ayaa waxaa ay taageero caalami ah u fidisay Soomaaliya  si ay nabadgelyada loo adkeeyo iyadoo arrinkaas ay wasaaradda Difaac u xil saartay  Brig . Gen Massimo Mingiardi.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan ilaa toddobaatan askari oo Talyaani ah waxaana  ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka taageerayaan hawlgala lagu xasilinayo Soomaaliya.

Hoos ka eeg war-saxaafadeedka Safiirka dowladda Talyaani ee Soomaaliya , Mr Andrea Mazzella

FOR IMMEDIATE RELEASE

THE SOMALI POLICE OFFICERS TRAINEED BY GUARDIA DI FINANZA IN ITALY HAVE BEEN RECEIVED TODAY BY THE ITALIAN AMBASSADOR, MR. ANDREA MAZZELA, AND THE MINISTER OF FINANCE, MR. HUSSEIN HALANE/AID PACKAGE FUNDED BY ITALY IN MOGADISHU.

MOGADISHU, 31st MARCH 2014

The Italian Ambassador, Mr. Andrea Mazzella, and the Minister of Finance, Mr. Hussein Abdi Halane, received today at the International Airport of Mogadishu the twenty Somali police officers hosted in Italy for a training course organized by the “Guardia di Finanza” in Orvieto , with the support of the Italian Ministry of Foreign Affairs .

The course involved Somali police officers coming from Hargheisa in Somaliland, from Garowe in Puntland and from the capital of Mogadishu, who have been trained in (i) legislation on the international movement of people, goods and services, (ii) self-defense, (iii) border controls and (iv) fight against terrorism . The training is part of a wider aid package funded by Italy, including vehicles and uniforms for the Somali Police and National Army expected to arrive in Mogadishu in the coming days.

Italy is strongly committed to help the Somali Institutions in ensuring peace and stability. The Italian Ministry of Defense has chosen one of its best officials, Brig. Gen. Massimo Mingiardi, as a Mission Commander of the multinational European Union Training Mission, EUTM.

In Mogadishu more than seventy Italian soldiers are operating in support of peace and stability.

MOGADISCIO, 31 MARZO 2014

L’Ambasciatore d’Italia Andrea Mazzella e il Ministro delle Finanze Hussein, Abdi Halane, hanno ricevuto oggi presso l’Aeroporto Internazionale di Mogadiscio i 20 poliziotti somali ospitati in Italia per un corso di addestramento organizzato ad Orvieto dalla GdF, con il sostegno del Ministero degli Affari Esteri.

Il Corso ha coinvolto poliziotti somali provenienti da Hargeisa in Somaliland, da Garowe in Puntland e dalla capitale Mogadiscio che sono stati formati in (i) legislazione sulla circolazione internazionale di persone, mezzi e servizi, (ii) difesa personale, (iii) controlli alle frontiere, (iv) contrasto al terrorismo. L’addestramento è parte di un pacchetto complessivo di aiuti offerti dall’Italia, che vedrà giungere a Mogadiscio nei prossimi giorni automezzi ed uniformi per la polizia e le forze armate federali somale.

In questo contesto l’Italia è fortemente impegnata al fianco delle Istituzioni somale per garantire la pace e la stabilità. Il Ministero della Difesa, ha inviato all’inizio dell’anno uno dei suoi migliori Ufficiali, il Gen. Brig. Massimo Mingiardi, al comando della Missione di addestramento multinazionale dell’Unione Europea, EUTM. A Mogadiscio, i militari italiani che operano a sostegno della pace sono oggi, oltre settanta.

Samuele Cofano
Diplomatic Advisor

Office of the Ambassador and Special Delegate
of the Italian Government to the Somali Republic

M +254 (0) 706 210 183

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online