Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Buulo-burte

March 13, 2014 - Written by Editor

hiiraanHiiraan:-Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ee dhwaan ku biiray AMISOM iyo Al-shabaab ay ku dagaalamayaan duleedka ee Degmada Buulo-burte ka dib markii ay ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku soo dhawaadeen Degmada Buulo-burte

Abaanduulaha Guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan Col.Maxamed Aamiin ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay gali doonaan Degmada Buulo Burde wuxuuna sheegay in haatan ay ku hareereysan yihiin Degmada Buulo-burte.

Warar hordhac ah oo aan wili la hubin ayaa sheegaya in ciidamada Al-Shabaab ay ka baxeen Degmada Buulo-burte ayna ciidamada huwanta ay la wareegeen.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online