Dagaal culus oo socda duleedka Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool

March 6, 2014 - Written by Editor

breakXudur:-Wararka ka imaanaya Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada Itoobiya oo huwan shaarka AMISOM iyo kuwa DFS ay duulaan ku qaadeen deegaano ku dhow Degmada Xudur waxaana uu haatan dagaalka ka socdaa duleedka Degmada Xudur.

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFS ayaa waxaa ay ka yimaadeen degmada Ceelbarde waxaana intii ay soo socdeen qabsaday laba dagaal waxaana gaaray khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac .Waxaa sidoo kale Jira Khasaaro ka dhashay Madaafiic ay ciidamada huwanta ku duqeeyeen deegaano ka tirsan Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online