Khudbadii Jimacaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Axmed (Dhageyso)

March 28, 2014 - Written by Editor

mowliidNairobi:-Sheekh Mowliid Cabdi Axmed ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ka jeediyay khudbada jimcaha wuxuuna sheekha kaga hadlay wax yaabaha alle arzaaqda kusiyaadiyo waxana uu ku soo koobay 3 arimood oo alle swc ku waasiciyo arzaaqda waana kami ah.
1 In qofku markii uu raadinaaya arzaaqda uu ku raadiyo alle ka cabsi uuna ka fogaado dhariiqa qaldan oo xaraanta ah  ama riba ah.
2 Inuu uu istiqfaarta uu badiyo alle arzaaqdana wuu u waasicinayaa
3 In uu alle talasaarto marka uu raadinaayo arzaaqda uusan cidkaleyto u tala saaranin alle swc kaliya u talasaaarto.
Sheekh Mawliid Cabdi Axmed ayaa gunaanadkii khudbada wuxuu ku soo gaba gabeeyay inuu qofka alle ka cabsdo arzaadqadana uu u raadiyo sida wanaagsan ee alle scw raali kaga yahay qofkale inta uusan dhalanin alle swc u qoray arzaadqda ,sheekh Mowliid Cabdi Axmed ayaa umada muslimiinta kula dar daarmay inay alle ka cabsadaan si wanagsana u raadiyaan arzaaqda alle swc.
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Ee Magaalada Nairobi.
MAsjidka Al-Hidaaya
Maxamed Axmed Sheekh Ismaciil
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online