Madaxweynaha JFS oo u dhoofay dalka Kuweyt

March 24, 2014 - Written by Editor

xasan-sheekh1Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Kuweyt.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu dalka Kuweyt uga qayb galay shir madaxeed ka dalalka jaamacadda Carabta oo ka furmi doona dalka Kuweyt. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya Xildhibaano ka tirsan Golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku sii sagootiyey gudoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online