Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo gaaray magaalada Addis ababa (Masawiro)

March 21, 2014 - Written by Editor

1Addis ababa :-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa maanta waxaan uu gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka itoobiya waxaana uu kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Mr.Tedros Adhanom.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Mr.Tedros Adhanom iyo Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa waxaa ay ka wada hadleen arimaha Soomaaliya iyo Puntland waxaana uu Mr.Faroole u mahad celiyey dowlada itoobiya sida ay garab taagan tahay Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Mr.Tedros Adhanom ayaa sidoo kale guul ku tilmaamay doorashadii Puntland isaga oo guul ku tilmaamay qaabkiii uu xilka uwareejiyey Madaxweyne Faroole.

Ilaa haatan si rasmi ah looma oga sababa socdaalka uu ku tagay Madaxweyne Farooole waxaana socdaalkiisa ku weheliyey wasiirkii hore ee Amniga Col.Amniga Khaliif Ciise ,wasiir ku xigeenkii hore ee Maaliyadda Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan iyo xubno kale.

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online