Sh.Umal oo maanta ka khudbeeyay masaajidka jaamaca Jigjiga.[Masawiro]

March 21, 2014 - Written by Editor

11Jigjiga:-Sh. Maxamed Macalin Cabdi Umal oo maalmahan ka waday dacwad balaadhan magaalada jigjiga ayaa waxay bulshada ku nool magaalada Jigjiga nasiib u yeesheen in sheekh maxamed cabdi umal khudbadii maanta uu jeediyo.

Masaajidka jaamaca oo ah masaajid ka ugu wayn magaalada Jigjiga ayaa waxaa aroorba soo buux dhaafiyaya dadkii u heelanaa dhagaysiga khudbadda sheekha. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maaanta khudbadii jimcaha waxaa uu kaga hadlay xadiiskii nabageena NNK ee ahaa (( يَا غُلَامُ إِنِّي أُعَلِّمُكَ كَلِمَاتٍ احْفَظْ اللَّهَ يَحْفَظْكَ احْفَظْ اللَّهَ تَجِدْهُ تُجَاهَكَ إِذَا سَأَلْتَ فَاسْأَلْ اللَّهَ وَإِذَا اسْتَعَنْتَ فَاسْتَعِنْ بِاللَّهِ وَاعْلَمْ أَنَّ الْأُمَّةَ لَوْ اجْتَمَعَتْ عَلَى أَنْ يَنْفَعُوكَ بِشَيْءٍ لَمْ يَنْفَعُوكَ إِلَّا بِشَيْءٍ قَدْ كَتَبَهُ اللَّهُ لَكَ وَلَوْ اجْتَمَعُوا عَلَى أَنْ يَضُرُّوكَ بِشَيْءٍ لَمْ يَضُرُّوكَ إِلَّا بِشَيْءٍ قَدْ كَتَبَهُ اللَّهُ عَلَيْكَ رُفِعَتْ الْأَقْلَامُ وَجَفَّتْ الصُّحُفُ)) Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa kala dhig dhigay macanaha xadiiskan iyada oo aad maadaysay in ayna dadku horay u maqal xadiiskan micnihiisa sida uu sheekhu ugu dheeraaday darteed .

no images were found

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu sii wadi doonaa haddii Alle idmo muxaadaraadka is daba jooga ah ee uu ka wado magaalada jigjiga ee xarunta dowladda deegaanka Soomaalida. Wixii muxaadaraad ah ama safar dacwo ee uu Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal ku gaaro gobollada kale dib ayaan idin la soo socodsiin doonaa insha Allaah.

Mu’ssadda Al-sunaah
Jigjiga, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online