Sh.Maxamed Cabdi Umal oo caawa ka jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)

March 22, 2014 - Written by Editor

daa1Jigjiga:-Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal oo socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Jigjiga
ee caasimada DDS waxaa uu caawa ka jawaabay su,aallihii xalay baaqiga ahaa ,sheekha oo la waydiiyay su,aallo aad u badan ayaa waxaa ka mid ahaa :xaaraam nimada  xoolaha caamka ah iyo kuwa kale oo ay bulshadu ku diirsatay.

Sheekha Maxamed Cabdi Umal ayaa markay su,aallihii dhamaadeen ka hadalay dhibaatada  iyo dulmiga lagu hayo qabiilka soomaalida ah ee soomaalidu liido isaga oo sheegay in ay dadku Hal aabo leeyihiin  aaba hoodna  ciid laga sameeyay.waxa uuna  cadeeyay waxa lagu kala fali badan  yahay ay tahay cabsida ilaahay  isaga oo ku dheeraaday dulmigaa lagu haya dadkaa muslimiinta  ah in la joojiyo  kana codsaday bulshadii tirade badnayd ee isugu timid muxaadarada  in dulmigaa meel looga soo wada jeedsado .

Dhankale waxa uu  sheekhu u dardaarmay  qabiilkaa soomaaliyeed ee dulmiga jaahiligu aabaha uyahay lagu hayo in ay diinta islaamka qabsadaan kuna dhaqmaan . Ugu danbaystii Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa u dardaar may reer jigjiga in ay ilaahay ka cabsadaan kuna dadaalaan barashada kitaabka ilaahay iyo sunadiisana  iyo ku dhaqan kiisa ,.

no images were found

Sheekha oo caawa ay ahayd muxaadaradii 11 naad ee uu ka jeediyo magaalada jigjiga ayaa caawa soo gabagabeeyay muxaadaraadkii jigjiga loogu talagay. Hay,adda dacwada iyo waxbarashada dawladda deegaanka soomaalida Itoobiya ee Al-sunnah waxay idiin soo gudbin doontaa  in shaa,allaah socdaalka dacwadeed ee Sh.Umal ku mari doono goballada DDS.

Al-Sunna
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online