Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo maanta muxaadaro u jeediyey dhalinyarad jigjiga (Masawiro)

March 22, 2014 - Written by Editor

2Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah oo socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Jigjiga ayaa waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dhalinyarada ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaana Sheekha uu muxaadaradiisa ay ahayd cinwaankeeda (كن شابا نشا في عبادة ربة)

Muxaadarada uu Sheekh Umal ka jeediyey manta Masjidka Jaamica ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan dhalinyarada dhigata macaahida iyo iskuulada waxaana ay dhalinyarada ay buuxdhaafiyeen Masjidka iyo Hareerahiisa.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa ku booriyey dhalinyarada

1:barashada cilmiga shareecada
2:lafadhiisiga culimada islaamka
3:laazimitaan ka daacada ilaahay iyo in loo hogaan samo awaamirta diinta islaamka .
4:in laga fogaado macsida ilaahay
5:kafogaanshaha saaxiibka xun
6:laazimitaanka kaad siinyada iyo ta,aniga
7:in looga faa iidaysto wakhtiga wax aakhiro iyo aduun ka an facaya qofka
8: badinta ducada iyo alle kuxidh naanta
9: in ay dhalinyaradu guursadaan cidii awoodda cidaan awoodinna in uu soonka laazimo

In taa kadib sheekh maxamed cabdi umal waxuu aad ugu dheeraaday dhibaatada haysata dhalinyada soomaaliyeed maanta meel ay joogtaba taa oo uu sheikhu ku tilmaamay in ay tahay markay dhalinyadaradee ka fogaadeen culimadiii soomaaliyeed ayaa waxaa hogaanka uqabtay niman aan wax cilmi ah ku dhaamin , taa sina waxay keen tay in 80jir ku gaboobay fidinta dacwadda lagu janotago.

no images were found

Ugu danbaystii waxa uu sheekhu ugu dardaar may dhalinyadii soo xaadirtay muxaadarad in ay bartaan cilmiga shaciga, kuna xidhnaadaan culimadaada ,iskana ilaaliyaan figradaha khaldan ee lagu kadinayo dayarta,
Sheekh Maxamed Cabdi Uma ayaa sii wadi doona muxaadaraadka iyada oon mar wal ba idiin soo gudbin doono nashaadaadka dacwadeed ee sheekha .inshaa,allhaa.

Al-sunnah
jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online