Sheekh Maxamed Umal oo Caawa ka Jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)

March 21, 2014 - Written by Editor

20140321_184855Jigjiga:-Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo kujooga deegaanka ayaa caawa waxaa uu ka jawaabay su,aalo la jamcinayay maalmahan intuu sheekhu ku jiray muxaadaraadkii is daba jooga ahaa ee u ka waday magaalada jigjiga ee xarunta ddsi gaar ahaan masaajidka jaamaca su,aalahan oo aad u badanaa dhinacya badana taabanayay ayaa waxay ka koobnaayeen 800 oo su,aalood .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu caawa ka jawaabay wixii su,aalo ahaa ee laga gaaray waxaana ugu muhiimsanaa amaanada ,xukunka dadka caaya diinta,taakusalaadka ,iyo arimo kale oo tiro badan.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa su,aalaha inta dhiman waxaa uu ka jawaabi doonaa inshalaah habeen danbe .Dhan kakale dadweynaha ku nool magaalada jigjiga iyo waliba dagmooyinka iyo tuulooyinka ku dhaw dhaw ayaa si aan caadi ahay u soo camira muxaadaraadka isda bajooga ah ee uu Sheekhu ka wado magaalada waxaana uu sheekhu jeediye ilaa haatan ilaa 7 muxaadarado taas oo wax weyn ka badashay dareenka shacabka ku dhaqan jigjiga oo ah dad aad u jecal diinta iyo culumada.

no images were found

Waxii faah faahin ah eek u soo kordha muxaadadraadka Sheekha iyo waliba waxii safara ah ee gobalada kale waan idiin soo gudbin doonaa in,shaa,alalaah

Mu,assada al-sunnah
jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online