Sheekh umal oo habeenkii 2aad muxaadaraad ka wada Jigjiga.[Masawiro]

March 18, 2014 - Written by Editor

IMG-20140318-WA0002JigJiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa mar kale waxaa uu muxaadaro ka jeediyey masjidka Jaamica magaalada JigJiga isagoo Sheekhu uu ka hadlay ilaalinta Nafta, Maalka, iyo Caqliga, oo ka mid ah Maqaasidda Shareecadda Islaamka.

Sh.Maxamed Cabdi Umal  ayaa habeenkii xalay ahaa  waxaa uu ka hadlay ilaalinta diinta iyadoo Masjidka meel cag la dhigo la waayey oo ay dadweynuhu ay aad u soo buux dhaafi yeen waxaan  dadweynaha qaarkood ay muxaadarada ay ka dhagaysanayeen banaanka Masjidka.

no images were found

Sheekh.Umal ayaa waxaa la filayaa in ilaa maalinta Sabtiga ah uu muxaadaraad ka sii wadi doono haddii alle idmo magaalada Jigjiga  iyadoo la filayo in Sheekhu uu u sii gudbi doono gobollada kale ee Soomaali galbeed. Mu, asssada Assunnah ayaa waxaa ay ku howlan tahay siddii ay dadweynuhu Soomaaliyeed  ee ku nool Soomaali galbeed uga faa’iidaysan lahaayeen socdaalka dacwadeed ee uu Sh.Maxamed Cabdi Umal  ku yimid gobolka.

Halgan.net,
Al-suna
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online