Shirwaynihii 1aad ee Mu,asasatu Al-Karam oo la soo afmeeray Hargeysa(Masawiro)

March 24, 2014 - Written by Editor

3Hargeysa:-Shirweynihii 1aad ee Mu,asasatu Al-Karam ayaa waxaa lagu soo afmeeray magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana ka soo qayb galay culimo, ducaad ,salaadiin,oqoon yahano, iyo marti sharaf kala duwan oo aad u tiro badan.

Furitaankii shirka ayaa waxa kalmad kooban oo furitaan ah ka jeediyey Gudoomiyaha gudida umanada (boodhka ) Mu,asasada Al-Karam Sheikh Ciise Maxamuud C/ laahi Sheekha ayaa waxa uu mahad celin balaadhan u jeediyey illaahay , marka labaadna waxa uu u mahad naqay gudida fulinta oo uu ku amaanay sida xilkasnimada ah ee ay u shaqeeyeen mudadaa ay joogeen xafiiska,dhanka kale waxa uu sheekhu u mahad celiyey masuuliyiinta Mu,asasada Al-Karam ee ka kala yimi dhamaan gobolada Maamulka Somaliland .

Waxa kale oo ka hadlay Shirwaynihii 1aad ee Mu,asasatu Al-Karam Suldaan Maxamuud Guuleed Mire oo ka mid ah salaadiinta ugu caansan Somaliland suldaanka ayaa ku baaqay in la isku kaashado dacwada la iskuna xidhnaado.suldaanka oo hadal dheer jeediyey ayaa amaan iyo bogaadin u soo jeediyey Mu,asasada Al-Karam waxaanu kula dardaarmay in ay halkaa dadaalka ka sii wadaan.

no images were found

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen ergooyin kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay hoolka Jaamacada Al-Badar ee caalamiga ah.wuxuuna kulanka ku soo dhamaaday jawi wanaagsan.

Mu,asasatu Al-Karam
Hargeysa
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online