Taliska Ciidanka Booliska DFS oo ku soo bandhigay Walxaha Qarxa Muqdisho (Daawo)

March 25, 2014 - Written by Editor

MadaaleMuqdisho:-Taliska ciidanka Booliska DFS ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Muqdisho walxaha Qarxa oo ay sheegeen in ay ku  soo qabteen ka dib markii ay howlgalo ka fuleen qaar ka mid ah xaafada magaalada Muqdisho

Afhayeenka Booliska DFS Jen Maxamed Yuusuf Cumar Madaale ayaa saxaafada u faahfaahiyey walxaha qarxa ay soo qabteen waxaana uu sidoo kale sheegay in hoobiyaal ay tuureen Al-Shabaab ay ku dhaawacmeen ilaa 7 qof oo rayid ah.

Hoos ka Daawo Afhayeenka Booliska DFS Jen Maxamed Yuusuf Cumar Madaale

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online