Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii Col. Afgaduud.

March 18, 2014 - Written by Editor

Siciid-DheereGaroowe:-Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland S/guud Siciid Maxamed Xirsi Siciid dheere iyo Saraakiisha ciidanka qalabka sidda ee Puntland ayaa uga tacsiyeeyey dhamaan Ciidanka Puntland guud ahaan gaar ahaan Eheladii Taliyihii ciidanka daraawiisha ee Galgala Col.Jaamac Siciid Warsame oo shalay qarax miino ah ay ku dileen  kooxda Al-shabaab ee ku sugan Buuraha Golis.

Taliska Guud ee ciidanka difaac Puntland  ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen  ”in ay u sheegayaan Kooxda Argagaxisada Al-shabaab inay jiraan Boqolaal la mid ah Al-shahiid G/lle dhexe Jaamac Siciid Warsame ayna ciidanka qalabka sidda ee Puntland ay si wadi donaan halgankii ay kula jireen burcad diimeedka Al-shabaab.

Hoos ka eeg Qoraalka ka soo baxay Taliska guud ee ciidanka difaaca Puntland

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online