Wiil uu Dhalay Col.Qadaafi oo loo gacan galiyey dowlada Libya

March 6, 2014 - Written by Editor

SacidLibya:-Wiil uu Dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Libya Col.Qadaafi Sacdi Qadafi ayaa waxaa loo gacan galiyey dowlada Libya waxaana u gacan galisay dowladda Niger oo ay saaxiib dhow ahaan jireen Madaxweynihii la dilay ee dalka Libya Col Mucamar Al-Qadaafi.

Sacdi Qadafi ayaa u baxsaday dowladda Niger ka dib markii xukunka laga tuuray aabihiis waxaana sidoo kale xiran Sayful Islaam oo ah da,adii ka weyneyd Sacdi Qadafi

Qaar ka mid ah Wakaaladaha Wararka ee Caalamiga ah ayaa sii daayey Muuqaalo cadeynaya Sacdi Qadafi oo loo dhiibayo dowlada Libya iyo isaga oo xabsiga la dhigay oo ay wareysanayaan Booliska dalka Libya.

Warbaahinta dalka Libya ayaa sheegtay in dhawaan Maxkamad la soo taagi doono Sacdi Qadafi isaga oo lagu eedeeyey in uu u geystay falal gabood fal ah shacabka Libya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online