Xoghayaha Arrimaha dibada ee Xisbul Islaam oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho.[Dhagayso]

March 1, 2014 - Written by Editor

DSC07813Muqdisho:-Xoghayaha arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sheekh. Maxamed Macalim Cali ayaa maanta waxaa uu shir jaraa’d ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo weerar dhinac afka ah uu ku qaaday hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane isagoo ku eedeeyey in ay shacabka Soomaaliyeed dhiigooda uu banaystay isaga iyo kooxda uu madaxda u yahay.

Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh. Maxamed Macalim Cali ayaa waxaa kale oo uu ku eedeeyey ururka Al-shabaab in ay laayeen culimadii dalka Soomaaliya isagoo xusay Sh Maxamed Tahliil Warsame, Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan iyo ragg kale oo skugu jira ganacsato iyo aqoon yahayno oo ay dileen amniyaad Al-shabaab.

Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh. Maxamed Macalim Cali ayaa sheegay in ururkoodu uu diyaar u yahay in ay wada xaajood la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya balse ay raali ka ahayn ciidamada Shisheeyey ee AMISOM ee dalka Soomaaliya lagu soo gurayo.

Ugu danbayntii ayaa Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh. Maxamed Macalim Cali waxaa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay go,aan miday san ay ka qaataan ururka Al-shabaab iyo madaxdooda oo uu sheegay in dadka Soomaaliyeed wax walba u diideen oo xitaa Masaajidda lagu soo tukan waayey waa sidda hadalka uu u dhigaye.

Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh. Maxamed Macalim Cali ayaa waxaa kale oo oo ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in si shuruud la’aan ah ay ku sii daayaan guddoomiyihii Ururka Xisbul Islaam Sh Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda.

Hoos ka dhagayso shirka Jaraa’id ee uu Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh Maxamed Macalin ku qabtay magaalada Muqdisho

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online